BIT1
Saturday, 8 December 2018
Sunday, 2 December 2018
26th October 2018
Attendance management
PROJECT OVERVIEW.
This is a project in which we will develop a machine that helps in monitoring employees or students during their entrance and exit. which minute they came in and went out. It will also track them their exact position within the institution.
GROUP MEMBERS.
- C/hi Saciid cilmi
- C/hi c/salaam xuseen
- C/caziz axmed nuur
- Hodan bashiir Ibrahim
- Liiban cabdi cilmi
- Maxamed amiin yare
GOALS
- Speed monitoring.
- Save time instead calling out names of too many students or employees for long time.
- Store more record at one time.
- Security of the institution to identify any stranger.
Technology key features.
- Thermal printer.
- Attendance tracking system.
- Time clock software
- Computerized attendance system based with hardware technology like fingerprint
- Set Email templates to let the students receive their attendance notification.
6. Checking in and out machine
Sc
26th October 2018
Attendance management
PROJECT OVERVIEW.
This is a project in which we will develop a machine that helps in monitoring employees or students during their entrance and exit. which minute they came in and went out. It will also track them their exact position within the institution.
GROUP MEMBERS.
- C/hi Saciid cilmi
- C/hi c/salaam xuseen
- C/caziz axmed nuur
- Hodan bashiir Ibrahim
- Liiban cabdi cilmi
- Maxamed amiin yare
GOALS
- Speed monitoring.
- Save time instead calling out names of too many students or employees for long time.
- Store more record at one time.
- Security of the institution to identify any stranger.
Technology key features.
- Thermal printer.
- Attendance tracking system.
- Time clock software
- Computerized attendance system based with hardware technology like fingerprint
- Set Email templates to let the students receive their attendance notification.
6. Checking in and out machine
Sc
Atendance management
https://docs.google.com/document/d/1RUWR1FDbrVBd0DkBV9WigJhFsy2nRCzRGZSYZqjRxM0/edit?usp=drivesdk
Friday, 30 November 2018
Attendance management
Xigmado cajiib ah
Haddii aad ka daasho sameynta camal wanaagsan, daalku wuu baaba’ayaa laakiin camalada wanaagsan way harayaan. Haddii aan ku raaxeysato sameynta xumaan, farxadu way baaba’aysaa, waxaana haraya dambiga.
2. Mararka qaar waxa ugu wanaagsan aad sameyn karto waa inaad afka xirato, uguna sareeya Jaceylka. Iska hubi qofka ku jecel inuu kuu duceeyo iyo inuu hoosta kaa habaaro.
3. Dadku waa saddex qeybood: Kuwa ficilka iyagu sameeya, Kuwa aan waxba sameyn oo iska fadhiya iyo kuwa yiraahda maxaa dhacay, maxaa la soo sheegay.
4. Saaxiibada beenta ah waa sida Harka oo kale had iyo jeer waa kula socdaan xillga aad iftiinka ku jirto, balse ma arkeysid saacadaha aad mugdiga ku jirto.
5. Goortii aad qof u duceyso, waxaad siineynaysaa nooca ugu saafisan mid naxariis badan, yaan hadal kaa tagin. Qof kasta tiisa ayaa heysata maanta. Waqtiga iyo Waayuhu dadka waa u siman yahay.
6. Ha xukmin qofna sababtoo ah waxay dambi u sameeyaan si ka duwan sidaad u sameyso. Qof kasta wuu dambaabaa. Alle SWT ayaa Qalbiyada dadka xukuma, ogna waxa ku jira.
7. Masaafada u dhaxeysa Riyadaada iyo Runta waxaa la yiraahdaa Ficil. Ha sugin in waqtiga sax kuu noqdo si aad is bedel u sameyso. Ka bilow halka aad ku sugan tahay, waxa aad heysato iyo Hadadan la joogo.
8. Dabeecadaha Ragga waxaa ugu liita ninka markuu asxaabtiisa la joogo Qosol badan la wadaaga balse aan Gacalisadiisa markuu u tago kalmad kaftan & farxad oran karin, qaladaadkeeda qorta, qeylana ugu dara.
9. Marnaba ma garan kartid dagaalka qarsoon iyo halganka qof ku jiro. Ahow indhahana furato. Runta iyadaa had iyo jeer soo baxda ugu dambeyntii.
10. Romance ma aha oo keliya hab isa siin, heesa dhageysi, shumac shidasho, ee waa in qofku gartaa in nolol cusub u bilaabatay, mas’uuliyad culus fuushay, wixi hore joojiyaa, daryeel & dedaal badan sameeyaa, si adag u shaqeeyaa. Ogow haddii hadhow kiro guri & biil koronto la soo dallaco hab baan ku siinayaa oo romance baan ahay kaa bixin meyso.
11. Dad qaarkii waxay ka qeybgalaan aaska markuu qof ehel ah geeriyoodo iyagoo muujinaya qiiro iyo inay daneyn jireen, laakiin ma daryeeli jirin kamana warqabi jirin inti uu noolaa
12. Waxaa jira dad ku maqli kara adigoo ku hadlaya kumanaan eray hadana aan ku fahmeyn. Waxaa jira dad ku fahmaya adigoo xitaa aan hal eray ku hadlin.
13. Haddii aad ka cabsan jirtay kelinimada (cidlada). Hada ka cabso inay saaxiib kuu noqdaan dad xun.
14. Qof kasta qalad ayuu sameeyaa nolosha, laakiin taasi macnaheedu maaha inay naftooda u ciqaabaan. mararka qaar dad wanaagsan ayaa sameeya doorasho xun, micnaheedu maaha in ay xun yihiin. micnaheedu waa in ay bini’aadan yihin
15. Waxaa jira shan kelmadood muhiim ah nolosha. Caqiido, Jaceyl, Daacadnimo, Aaminaad iyo Xushmad. Haddii ay noloshaada ka maqan yihiin ku dhaqanka Kelmadahan wax badan baa kaa dhiman.
16. U isticmaal codkaaga naxariis, dhegahaaga wax kheyr leh inay maqlaan, gacmahaaga sadaqo, maskaxdaada runta, qalbigaaga jaceyl, jirkaaga oo dhan cibaado iyo Alle ka cabsi.
17. Xabsiga ugu weyn ay dadka ku noolaadaan, waa cabsida iyo ka welwelida waxa dadka kale ka aaminsan yihiin 18. Hadii aad iska hadasho wax badan waxaad ku celinaysaa wixi aad horay u taqaanay keliya. Laakiin haddii aad dhageysato, waxaad baraneysaa wax cusub.
19. Dad qaarkii waxay garanayaan magacaaga keliya, ma oga qisadaada. Waxay arki karaan dhoolacadeyntaada keliya, ma oga xanuunkaaga. Waxay la yaabaan aamuskaaga, ma oga waxa maskaxdaada ku guuxaya. Waxay aqrin karaan qoraal aad soo qortay laakiin ma oga waqtiga aad ku lumisay!
20. Waxaa jira laba nooc oo Daal ah. Mid waa daal aad hurdo iyo nashasho u baahan tahay. Midna waa daal aad Nabad iyo Nolol u baahan tahay. Soomaalidu waxaa haya daal ay u baahan yihiin Nabad iyo Nolol
21.Ka taxadar waxa aad hada beeranayso, waxay sabab u noqonaysaa miraha aad beri goosaneyso. Maalin ayaad ku farxi doontaa mirihi aad beeratay ama waad ka shallaayi doontaa xulashadi aad ku beeratay
22. Sonkor iyo Cusbo waa isku qasmi karaan, laakiin xitaa Qudhaanjadu way diidaa cusbada, waxayna qaadataa keliya sonkorta. Dooro la socodka dadka wanaagsan kana dhig noloshaada mid macaan.
23. In dadku si geesinimo leh u qirtaan qaladkooda oo raaligelin bixiyaan waa wax aad u adag marmar laakiin waa waxa ugu raqiisisan ee badbaadiya hadiyada ugu qaalisan nolosha ee la yiraahdo Xiriir
24. Marnaba ha ka welwelin hana isku mashquulin dadka gadaashaada ka hadla, sababtoo ah waxay cadeyn u tahay in noloshaadu aad uga xiiso badan tahay tooda
25. Haddii aad si daacad ah u aaminto qof, Aamin ilaa xad wax kasta oo natiijadu tahay, ugu dambeynti waxaad helaysaa saaxiib aad u fiican ama Cashar aad u fiican
26. Qofna ha ku nicin hana ku dhibsan nabar meel ka mid ah jirkiisa ka muuqda sababtoo ah Dhaawac kasta wuxuu reebaa xagtin (haar), xagtin kastana waxay sheegtaa sheeko. Sheekadaasoo oranaysa, “Waan badbaaday”
27. Laga yaabee in Noloshaada u socon sidi aad u Qorsheysatay balse waxay kuugu socotaa sidi Alle u qorsheeyay. Xaqiiqdii Alle Qorshihiisa ayaa ugu wanaagsan. Sii wad dedaalka iyo ducada
28. Qof kasta oo xil qabta waa tegayaa, waana banaynayaa booska shaki la’aan. Sidaa darteed, had & Jeer hamigaagu ha ahaado bixitaan Guul ah, dhaxal ka tag dhamaadkaaga. Waxa muhiimka ah ma aha in naloo sacab tumo markaan nimaano balse in nala xasuusto markaan tagno.
Subscribe to:
Posts (Atom)
-
26th October 2018 Attendance management PROJECT OVERVIEW. This is a project in which we will develop a machine that helps in ...
-
Xigmado cajiib ah Haddii aad ka daasho sameynta camal wanaagsan, daalku wuu baaba’ayaa laakiin camalada wanaagsan way ...
-
26th October 2018 Attendance management PROJECT OVERVIEW. This is a project in which we will develop a machine that helps in ...